Habka Boqridda Ugaaska Iyo Jidka Loo Maro Ugaas Noqoshada Beesha ciisaha
bka Boqridda Ugaaska Iyo Jidka Loo Maro Ugaas Noqoshada Beesha ciisaha Marka la qabto ugaaska ee la wareejiyo laguna duceeyo ayaa reerkii uu ka dhashay lagu soo celin, loona sheegi in ay ka ilaaliyaan baylahda muddada laga maqan yahay oo karaamadiisa...